dhakafaar
(m.l)

1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.

dhakafaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Ku dh.: yaab weyn la kulmid. ld dheg-kafaar², dhekafaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakafaar

dhakafaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.

dhakafaarid [m.f.dh]
eeg dhakafaar². ld dhakafaar¹ (2), dhakafaaris², dheg-kafaar¹.

dhakafaarin [m.f.dh]
eeg dhakafaari. ld dhakafaaris¹, dheg-kafaarin, dhekafaarin, dhekafa.

dhakafaaris [m.l]
ld dhakafaarin.

dhakafaaris [m.dh]
ld dhakafaarid.

dhakafaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.

dhakafaarsanaan [m.f.dh]
eeg dhakafaarsan. ld dhakafaarsanaansho, dheg-kafaarsanaan, dheg-kafaa.

dhakafaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakafaar- sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg