dhakhtar
(m.l)ld takhtar¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakhtar ↴
dhakhtarnimo [m.dh]
ld takhtarnimo.
fayadhawr [m.l]
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga dhakhtarnimo oo lagu barto ka hortagga cudurrada. ld fayodhow.
kalkaaliso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qof dumar ah oo loo tababbaray inay kaalmeyso dhakhtarrada.
kalkaaliye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Nin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.
takhtarnimo [m.dh]
Takhtar ahaansho. ld dhakhtarnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg