dhakhtarnimo
(m.dh)

ld takhtarnimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakhtarnimo

fayadhawr [m.l]
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga dhakhtarnimo oo lagu barto ka hortagga cudurrada. ld fayodhow.

takhtarnimo [m.dh]
Takhtar ahaansho. ld dhakhtarnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg