dhalaalo
(m.dh)1. Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo. 2. ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalaalo ↴
dhalaalyo [m.dh]
ld dhalaaliso; dhalaalo.
dhalalo [m.dh]
ld dhalaalo.
dhalalyo [m.dh]
ld dhalaalo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg