dhalandhooli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid qorrax kulul ku socodsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalandhooli

dhalandhool [m.l]
Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.

dhalandhoolid [m.f.dh]
eeg dhalandhool². ld dhalandhool¹.

dhalandhoolin [m.f.dh]
eeg dhalandhooli. ld dhalandhoolis.

dhalandhoolis [m.l]
ld dhalandhoolin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg