dhalandoorsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la dhalandooriyay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalandoorsan ↴
dhalandoorsanaan [m.f.dh]
eeg dhalandoorsan. ld dhalandoorsanaansho.
dhalandoorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhalandoorsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg