dhalanrog
(m.l)

1. Isbeddel wax dabeecaddiisa, firkiisa, muuqaalkiisa iwm ku dhaca. 2. ld dhalanrogid.

dhalanrog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Wax dabeecaddiisa, firkiisa, muqaalkiisa beddelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalanrog

dhalanrogan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la dhalanrogay noqosho.

dhalanrogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax la dhalanrogay ahaansho.

dhalanrogid [m.f.dh]
eeg dhalanrog². ld dhalanrog¹ (2).

dhalanrogmad [m.l]
ld dhalanrogmasho.

dhalanrogmasho [m.f.dh]
eeg dhalanrogmo. ld dhalanrogmad.

dhalanrogmid [m.f.dh]
eeg dhalanrogan¹.

dhalanrogmo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maday, -matay)
Wax dhalanrog ku dhacay noqosho.

dhalanrognaan [m.f.dh]
eeg dhalanrogan². ld dhalanrognaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg