dhalanrogmo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)

Wax dhalanrog ku dhacay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalanrogmo

dhalanrogmasho [m.f.dh]
eeg dhalanrogmo. ld dhalanrogmad.

dhalanrog [m.l]
1. Isbeddel wax dabeecaddiisa, firkiisa, muuqaalkiisa iwm ku dhaca. 2. ld dhalanrogid.

dhalanrog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax dabeecaddiisa, firkiisa, muqaalkiisa beddelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg