dhalanxumaan
(m.f.dh)

eeg dhalanxun. ld dhalanxumaansho, dhalanxumi, dhalan- xumo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalanxumaan

dhalanxumaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhalanxumaan.

dhalanxumi [m.dh]
Dabeecad, fir, muuqaal iwm aan la jeclaysan oo wax leeyahay. ld dhalanxumaan.

dhalanxumo [m.dh]
ld dhalanxumaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg