dhaleecee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ceeyay, -caysay)

Cid dhaleeco u jeedin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaleecee

cambaarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).

dhaleecayn [m.f.dh]
eeg dhaleecee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg