dhaliilid
(m.f.dh)eeg dhaliil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaliilid ↴
naanays [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Ku n.: qof magac dheeri ah oo aan kiisii dhabta ahaa ahayn u bixin. 2. Ku n.: cid falkeeda dhaliilid. ld naynaas².
dhaliil [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Daldalool iyo iin wax leeyahay.
dhaliil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Daldalool iyo iin wax leeyihiin sheegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg