dhalmaddee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -deysay)Da'da dhalmadu ku joogsato gaarid (qof dumar ah).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalmaddee ↴
dhalmaddeyn [m.f.dh]
eeg dhalmaddee. ld dhalmaddeys.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg