dhamaajo
(m.dh)

Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog¹, dhamoojo, dhamooq¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhamaajo

dhamaajee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
Barar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamooqee.

dhammaajo [m.dh]
ld dhamaajo.

dhamoog [m.l]
ld dhamaajo.

dhamoojo [m.dh]
ld dhamaajo.

dhamooq [m.l]
ld dhamaajo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg