dhamac
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

1. Dhuxul qaxantay oo waaweyn. 2. Derin aan casaan lahayn oo faylikida u eg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhamac

dhamacaso [m.dh]
Balagga digirta marka uu miro la cuni karo yeesho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg