dhamas
(m.l)

Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.

dhamas
(m.dh)

Ul weyn, culus, adag oo aan qornayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhamas

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg