dhambacaadid
(m.f.dh)eeg dhambacaad². ld dhambacaad¹, dhambacaadis².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhambacaadid ↴
dhambacaad [m.l]
ld dhambacaadid.
dhambacaadis [m.dh]
ld dhambacaadid.
dhambacaad [m.l]
ld dhambacaadid.
dhambacaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Seexasho qof caloosha hoos marsado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg