dhammaanjo
(m.dh)

Geed-gaab dhulka ku faalala xididkiisana laga dhigto cabagta lagu baalo gammuunka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhammaanjo

loox-dhammaanjo [m.l]
ld loox-dhamaanjo.

dhammaan [m.f.dh]
eeg dhan³. ld dham- maansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg