dhamoog
(m.l)

ld dhamaajo.

dhamoog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

ld dhamooq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhamoog

dhamaajo [m.dh]
Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog¹, dhamoojo, dhamooq¹.

dhamoogid [m.dh]
ld dhamooqid.

dhamooq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Subag, dhammaajo, dhiiqo iwm wax ku dhoobid. ld dhamoog².

dhamooqid [m.f.dh]
eeg dhamooq². ld dhamoogid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg