dhamooq
(m.l)

ld dhamaajo.

dhamooq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Subag, dhammaajo, dhiiqo iwm wax ku dhoobid. ld dhamoog².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhamooq

dhamaajee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
Barar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamooqee.

dhamaajo [m.dh]
Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog¹, dhamoojo, dhamooq¹.

dhamoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld dhamooq².

dhamoogid [m.dh]
ld dhamooqid.

dhamooqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qeysay)
ld dhamaajee.

dhamooqeyn [m.dh]
ld dhamaajeyn.

dhamooqid [m.f.dh]
eeg dhamooq². ld dhamoogid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg