dhamooqid
(m.f.dh)

eeg dhamooq². ld dhamoogid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhamooqid

dhamoogid [m.dh]
ld dhamooqid.

dhamooq [m.l]
ld dhamaajo.

dhamooq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Subag, dhammaajo, dhiiqo iwm wax ku dhoobid. ld dhamoog².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg