dhanaani
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax dhanaan ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhanaani

cusbo [m.dh]
Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.

dhanaanin [m.f.dh]
eeg dhanaani.

dhanaanis [m.l]
Wax yar oo wax lagu dhanaansado. ld dhanaanin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg