dhanaanis
(m.l)Wax yar oo wax lagu dhanaansado. ld dhanaanin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhanaanis ↴
dhanaan [m.l]
Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.
dhanaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Wax dhadhan cusbo leh noqosho.
dhanaan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhadhan cusbo yeelasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg