dhanaanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Wax dhanaan noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhanaanow

dhanaanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhanaanow. ld dhanaanaan.

dhanaan [m.l]
Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.

dhanaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Wax dhadhan cusbo leh noqosho.

dhanaan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhadhan cusbo yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg