dhansii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)Caano cid cabsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhansii ↴
dhadhansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof dhadhamo siin. ld dhadhensii, dhandhansii, dhandhensii, dhedhensii.
dhadhansiin [m.f.dh]
eeg dhadhansii. ld dhadhansiis, dhadhensiin, dhadhensiis, dhandhansii
dhadhansiis [m.l]
ld dhadhansiin.
dhandhansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dhadhansii.
dhandhansiin [m.dh]
ld dhadhansiin.
dhandhansiis [m.l]
ld dhadhansiin.
dhansiig [m.l]
ld dhasiig¹.
dhansiig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld dhasiig².
dhansiigid [m.dh]
ld dhasiigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg