dhantaalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la dhantaalay noqosho.

dhantaalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la dhantaalay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhantaalan

dhantaalmid [m.f.dh]
eeg dhantaalan¹.

dhantaalnaan [m.f.dh]
eeg dhantaalan². ld dhantaalnaansho.

jiis [m.l] (-sas, m.l)
1. Qof lugaha middood wax ka qaba oo socodkiisu dhantaalan-yahay; laangarre. 2. Dhasha yaryar ee lab-ka ah ee sagaarada.

dhantaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Cid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg