dhanyo
(m.dh)Sharaab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhanyo ↴
dhan [m.l]
1. Dhinac, gees. 2. Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya. Tus. “Caana dh.”.
dhan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-amay, -antay; -ami)
Caano cabbid.
dhan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ammaa, -ammayd)
Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg