dhaqaajis
(m.l)ld dhaqaajin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaajis ↴
hingo [m.dh]
Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo¹, hungo (2).
xarfasho [m.dh]
1. Dhaqaaq tartiib ah ee biyaha sare ee badda ama haro oo ay dabayshu dhaqaajiso iyo dhaqaaqyada kale ee la midka ah sida ciidda iwm. 2. (jool.) Tuulimaad kasta oo dhulka dushiisa ah oo la soo qaaday, gaar ahaan ka barafku tuulo amase biyaha ka yimaada barafka.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg