dhaqaaladdarnaan
(m.f.dh)1. eeg dhaqaalad- daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaaladdarnaan ↴
dhaqaaladdarri [m.dh]
ld dhaqaaladdarnaan.
dhaqaaladdarro [m.dh]
ld dhaqaaladdarnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg