dhaqaaladdarree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Wax dhaqaaladdarro ku samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaaladdarree

dhaqaaladdarraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la dhaqaaladdarreeyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg