dhaqaaladdarri
(m.dh)

ld dhaqaaladdarnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaaladdarri

dhaqaaladdarnaan [m.f.dh]
1. eeg dhaqaalad- daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg