dhaqaaladdarro
(m.dh)ld dhaqaaladdarnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaaladdarro ↴
dhaqaaladdarnaan [m.f.dh]
1. eeg dhaqaalad- daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.
dhaqaaladdarree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax dhaqaaladdarro ku samayn.
dhaqaaladdarroobid [m.f.dh]
eeg dhaqaalad- darrow.
dhaqaaladdarrow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax dhaqaaladdarro hayso noqosho.
dhaqaalaxumaan [m.dh]
1. Dhaqaaladdarro. 2. Saboolnimo. ld dhaqaalaxumi, dha- qaalaxumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg