dhaqaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)1. Hanti tashiilid. 2. Wax daryeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaalee ↴
baadibixiye [m.l]
Qof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.
dhaqaalayn [m.f.dh]
eeg dhaqaalee.
dhaqaalaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
dhaqaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax si fiican loo dhaqaaleeyey noqosho.
geeljire [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-rayaal, m.l/dh)
Nin geela raaca ama dhaqaaleeya. ld geeliji.
imkaniyad [m.dh]
Awood dhaqaaleed.
tashiil [m.l]
Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg