dhaqaaqil
(m.dh)

Nafley meel fog ka dhaqdhaqaaqeysa oo aan la sugi karin waxa ay tahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaaqil

dhaqaaqilyo [m.dh]
Nafley yar oo dhaqaaqeeda dhib lagu arki karo; muuqaal aad u yar oo nuuxnuuxsanaya; dhaqaaqil.

dhaqaaq [m.l]
Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.

dhaqaaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Wax taagnaa socod bilaabid. 2. Subag, xayr iwm dhalaalid. 3. Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg