dhaqaaqilyo
(m.dh)

Nafley yar oo dhaqaaqeeda dhib lagu arki karo; muuqaal aad u yar oo nuuxnuuxsanaya; dhaqaaqil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaaqilyo

dhaqaaqil [m.dh]
Nafley meel fog ka dhaqdhaqaaqeysa oo aan la sugi karin waxa ay tahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg