dhaqaaqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax dhaqaaq diyaar u ah ahaansho. 2. Wax meel ka durugsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaaqsan ↴
dhaqaaqsanaan [m.f.dh]
eeg dhaqaaqsan. ld dhaqaaqsanaansho.
dhaqaaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhaqaaqsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg