dhaqad
(m.l)

ld dhaqasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqad

dhaqasho [m.f.dh]
eeg dhaqo. ld dhaqad.

faradhaqad [m.l]
ld faraxalasho.

dhaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Wax biyo ku nadiifin. 2. Si wanaagaan wax u maamulid. 3. Wax meel fog geyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg