dhaqangal
(m.l)1. Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm. 2. ld dhaqangelid.
dhaqangal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)Sharci, barnaamij iwm hirgelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqangal ↴
dhaqangelid [m.f.dh]
eeg dhaqangal². ld dhaqangal¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg