dhaqangeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Sharci, barnaamij iwm hirgelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqangeli ↴
dhaqangal [m.l]
1. Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm. 2. ld dhaqangelid.
dhaqangelid [m.f.dh]
eeg dhaqangal². ld dhaqangal¹ (2).
dhaqangelin [m.f.dh]
eeg dhaqangeli. ld dhaqangelis.
dhaqangelis [m.l]
ld dhaqangelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg