dhaqanguurid
(m.f.dh)eeg dhaqanguur². ld dhaqanguur¹ (2), dhaqanguuris².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqanguurid ↴
dhaqanguur [m.l]
1. Dhaqan, dhaqan kale oo ka xoog badan dumiyey. 2. ld dhaqanguurid.
dhaqanguuris [m.dh]
ld dhaqanguurid.
dhaqanguur [m.l]
1. Dhaqan, dhaqan kale oo ka xoog badan dumiyey. 2. ld dhaqanguurid.
dhaqanguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg