dhaqanguurin
(m.f.dh)eeg dhaqanguuri. ld dhaqanguuris¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqanguurin ↴
dhaqanguuris [m.l]
ld dhaqanguurin.
dhaqanguur [m.l]
1. Dhaqan, dhaqan kale oo ka xoog badan dumiyey. 2. ld dhaqanguurid.
dhaqanguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg