dhaqanguuris
(m.l)

ld dhaqanguurin.

dhaqanguuris
(m.dh)

ld dhaqanguurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqanguuris

dhaqanguurid [m.f.dh]
eeg dhaqanguur². ld dhaqanguur¹ (2), dhaqanguuris².

dhaqanguurin [m.f.dh]
eeg dhaqanguuri. ld dhaqanguuris¹.

dhaqanguur [m.l]
1. Dhaqan, dhaqan kale oo ka xoog badan dumiyey. 2. ld dhaqanguurid.

dhaqanguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg