dhaqanhabaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid dhaqanhabow ku ridid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqanhabaabi

dhaqanhabaabid [m.f.dh]
eeg dhaqanhabow². ld dhaqanhabow¹ (2).

dhaqanhabaabin [m.f.dh]
eeg dhaqanhabaabi.

dhaqanhabaabis [m.l]
Dh. ah: qof bulsho ku beera dhaqanhabaabay.

dhaqanhabow [m.l]
1. Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela. 2. ld dhaqanhabaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg