dhaqanhabaabid
(m.f.dh)eeg dhaqanhabow². ld dhaqanhabow¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqanhabaabid ↴
dhaqanhabow [m.l]
1. Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela. 2. ld dhaqanhabaabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg