dhaqanhabow
(m.l)1. Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela. 2. ld dhaqanhabaabid.
dhaqanhabow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-baabay, -baabtay; -baabi)Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqanhabow ↴
dhaqanhabaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid dhaqanhabow ku ridid.
dhaqanhabaabid [m.f.dh]
eeg dhaqanhabow². ld dhaqanhabow¹ (2).
dhaqanhabowsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dhaqanhabaabay ahaansho.
dhaqanhabowsanaan [m.f.dh]
eeg dhaqanhabowsan. ld dhaqanhabow- sanaansho.
dhaqanhbowsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhaqanhabowsanaan.
dhaqanwareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Bulsho dhaqanhabow ku beerid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg