dhaqtan
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Tartanka meel la dhaqaysanayo lagu tartamo. 2. ld dhaqtamid. ld dhugtan¹.

dhaqtan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Dhaqaysi ku tartamid. ld dhugtan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqtan

dhaqtamid [m.f.dh]
ld dhaqtan¹ (2), dhugtamid.

dhugtan [m.l]
ld dhaqtan¹.

dhugtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
ld dhaqtan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg