dharaarad
(m.l)1. Qado. 2. ld dharaarasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaarad ↴
dharaarasho [m.f.dh]
eeg dharaaro. ld dharaarad (2).
qadeysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof dharaarad u dhiibid.
dharaar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg