dharaari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid qado siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaari ↴
dharaarin [m.l]
Duleed.
dharaarin [m.f.dh]
eeg dharaari.
mandharaari [m.dh]
Mindhicirka geela kiisa yaryar; oo saaladu kabaxdo; xiidme.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg