dharaarin
(m.l)

Duleed.

dharaarin
(m.f.dh)

eeg dharaari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaarin

dharaar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg