dharaarmaal
(m.l)

1. Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo. 2. D. ah: qof si tuugo ah xoolaha maalintii u maala. 3. ld dharaarmaalid.

dharaarmaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

1. Xoolo maalin weyn lisid. 2. Xoolo si tuugannimo ah maalin u maalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaarmaal

dharaarmaalid [m.f.dh]
eeg dharaarmaal². ld dharaarmaal¹ (3).

dharaarmaalnimo [m.dh]
Dharaarmaal ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg