dharaaro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)Waqti dharaar ah wax cunid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaaro ↴
dharaarasho [m.f.dh]
eeg dharaaro. ld dharaarad (2).
dharaaroomanayn [m.f.dh]
eeg dharaaroomanee.
dharaaroomane [m.l]
Dh. ah: xoolo aroor ah, ama dhaan oo aan weli ceelkii gaarin oo meel lagu nasiyo.
dharaaroomanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Xoolo aroor ah ama dhaan oo aan weli ceelkii gaarin meel ku nasin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg